Quick links

codkii Instrumental 2 heesta Fikir iyo naftaydaay v2   Dajiso 42.1K Keedka:

Fikradaada ka dhiibo heestan

Fikir iyo naftaydaay v2 lyrics

Fikir iyo nafteydaay
Filan waagan igu dhacay
Fiintuba la oydee

Lyrics by Masuul.com

Feedha bidix wadnaha suran
Tii jacayl ku fidisaybaa
Fulin weeyday wacadkii

Ficil aad sameysaa
Samirbaa u fiicane
Hafakanin nafyahay joog
Hafakanin nafyahay joog

PAGE 2

Farxadaan cayaarniyo
Aroosbaan filaayee
Sookan faalki gees maray

Falaaruhu u jeesten
Midaan fiiro dheereyn
Fulin weyday wacadkii

Ficil aad sameysaa
Samirbaa u fiicane
Hafakanin nafyahay joog
Hafakanin nafyahay joog