Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Instrumental 2 heesta Wax dhintaad ka samirtaa Dajis Embed 62.2K Keedka:

Fikradaada ka dhiibo heestan

Wax dhintaad ka samirtaa lyrics

Wax dhintaad ka samirtaa
Rajo waa la dhowraa

Lyrics by Masuul.com

Waxii lumay doon doon
Ayaad isu dhiirgalisaa

Dhaban ceel tagay baan
Meel dheeliyaayoo
Dhalandool haraadan baan
Iska dhigayaayoo

Dhici waaydoo sidaan rabay
Dhaawacii baa cilaacoo

Waa dhaboobay jaceylkaan
Dheel dheelsanaayee

Dhagax dhuunto kama dago
Dhaayahaad ku araktaa

Dhirta meesha dooga leh
Carabkana dhadhamishiga

Anna dhaawac baaan ahow
Dhibtu way iga badantahoo
Dhidid iyo kuleel baa
Dhabanada ka da’ayee

Dhici waaydoo sidaan rabay
Dhaawacii baa cilaacoo

Waa dhaboobay jaceylkaan
Dheel dheelsanaayee