VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intaan laygu wiirsan - Lyrics

Intaan laygu wiirsan Een waali lay badin Ama uu wadku i dilan Wax ma ii taraysaa? aaaa walwalaayoo waayadan Waa la igu waynyahee Wax kalaba maahee Jacayl bay watee hooy Ma is weheshanaayoo Ma wada jirnaa? Walwal iyo walaac baa Igu waa bariistee Haddii aan ku waayana Wanaag sheegan maayee aaaa walwalaayoo waayadan Waa la igu waynyahee Wax kalaba maahee Jacayl bay watee hooy Ma is weheshanaayoo Ma wada jirnaa?
Queue is empty
-- / --