VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jalaafo Instrumental - Lyrics

Dadkaan kala jaad ahoow Dooqaan kala jaal ahoow inanyahay Jamaalkaada quraxda Joogaada iyo muuqa wacan Jaleecada eegmadaada Indhahaad soo jiidataayee Jawiga nolashaad saxdaa Jacayl baad abuureesaayoo Jawiga nolashaad saxdaa Qalbigaad dhax jibaaxeesaaye Jidkii kalgacaylka noqo Kartida iyo kalgacaylka halista ah Jalaafo intaad ka dhooorto Intaad ujaxaastid beerka Jibo iyo farax ila ogoow Jariiracada iyo dareenka Qalbiga weli jamadiisa intuu jirka iyo halbowlaha Dhamaan jimaha ku faafay Intuu jamo geel ka maalay Ayuu aniga ila jiiftay Adaase Jacayl ibaray Weliba jaantada dheer tumay Jidkaadka ka noor naftayda
Queue is empty
-- / --