VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa duulisteenii dayaxaa - Lyrics

Siciid Cabdi Korea Saado Cali Waxaan ahay darmaan Dayr shakaal iyo dudo lagu xareeyiyo Dabar celinin baano Daan daansi baratee Haddii aanad aheeyn diric Duulaan ku galay faras Ama doonyo wadi jiray Diyaarad kicin jiray Haygu dagane dib u jeeso Ama deexso darata caano Waa duulistee dayaxa Aynu aadnee Xasan Aadan Samatar Aanba dawri aar intu dib jirey Dar dexdiiso Dooyo geel ku laalyaan Dilaa ahey sidiiso Waan daymo kululee Maxaan qaalmo dayr dhala Danbarsadey kaliishii Ama aan darka u horey Durduroon u shubi jirey Dibjirkeenu waa ha idiidin hana daahin Kaaley daadah Dibadda soobaro
Queue is empty
-- / --