VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Da da jaceyl - Lyrics

dayaraan jacayl dariiq toosan lagu habay dareen muxubano leh aa markay bari dareeran dadweyne noqdaan dad weyn ay noqdaa laga heli dulqaadnimo somaaliyey dareemo duruyada waanagiyo hal sareed u qaadiyo naxariis la doojo dayaraan jacayl dariiq toosan lagu habay dareen muxubano leh aa markay bari dareeran dadweyne noqdaan dad weyn ay noqdaa laga heli dulqaadnimo dulqaadlayda uuxda dad u dari baraada dadka duriyada i abray waalidkaa diyaarshe dayaraan jacayl dariiq toosan lagu habay dareen muxubano leh aa markay bari dareeran dadweyne noqdaan dad weyn ay noqdaa laga heli dulqaadnimo dagaalaha sokeeye duni oo dalkeeda dayartaa ka koowe daartod ka beerma dayaraan jacayl dariiq toosan lagu habay dareen muxubano leh aa markay bari dareeran dadweyne noqdaan dad weyn ay noqdaa laga heli dulqaadnimo hoy guri gudabadii duuqdana cardaamaye misla lagu qaraacae duni badan ka faafe
Queue is empty
-- / --