VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheemaney aniisaay - Lyrics

hoobaalayoow hoobeey dhaaxaaan sugaynee sooyaalka dhaqankiyo dheeshiyo ciyaaraha arooskaan dhacaayaa farxada noo dhmaystiray hoobaalayoow hoobeey hoobaalayoow dhex yareey laadarey dheemaneey aniisaay dhabtii caashaqaagan dhiguu EEBE kuu qoray dhami uu ku siyee hobaalayow hoobey hobaalayow sayigaaga dhawroo waligaa ha dhibin u dhago nugloowo ha dhantaalin reerkana laadarow dhankaaga dheemantaad jaclaydee dhiigiyo halbawlaha wadnaha u dhiibtee dhinacaygaay joogtaa adna ooridaa dhaqoo waligaa ha dhibin u dhago nulowoo yaan dhaliil lagaa helin
Queue is empty
-- / --