VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho - Lyrics

Inta aanan garanayn gacantayda meel sare Ciil iyo gaboobayoo Godabaa tisanaayee Cidi ii garaabeen Taladayda geed dheer hasaarnaato guudkii Adiguna garaadkaaga Indhahaa la galiyoo Godobay waxgarashadu Waa lagu gaabshayee Fikir gaar ah ha itarin anniga Doqonbaa gaf iyo gar ugaysto Hadimada Qoolkana gudaynee ?? ?? Taladayda geed dheer hasaarnaato guudkii Adiguna garaadkaaga Indhahaa la galiyoo Godobay waxgarashadu Waa lagu gaabshayee Fikir gaar ah ha itarin anniga
Queue is empty
-- / --