VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kabeebeey - Lyrics

(Iqra yareey) Kulan barwaaqa tahayee ii kaa waabariyee Kalgacalkaagaa kulaylkiisa ihaayee ma ikaalmeesidoo (Wada jir) Kaligiisa kun karoonoo kali kaali Kabeebeey ila dhee Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh (Aboowo macaanoo) Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan (Mohamed macaane) An kartidaa waa arkayee Kushka yaad igu jirtayee Ka fiirso koobkaan ma ikaafihaayee Ha ii keeninee kaligay Wada jir Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh (Aboowo macaanoo) Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan Kaligiisa kun karoonoo kali kaali Kabeebeey ila dheel (Iqra yareey) Kubta is aar aan qabsadee kalsooni aan kugu qabaa Ikaciyee waan ku bagee kolkaanee Ika kaciyee kurbadaaa (Wada jir ) Kaligiisa kun karoonoo kali kaali Kabeebeey ila dheel Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh (Aboowo macaanoo) Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan Kali asaayaad kortayee Ukaadi waan soo kaladee Kadis jaceyl karkab aad wadaaye kalaam kaama rabee Kaltuumoo an waa ku kasee Kow dheh (Aboowo macaanoo) Ka badan kabeebeey waxii kuu kaasan Kaligiisa kun karoonoo kali kaali Kabeebeey ila dheel
Queue is empty
-- / --