VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lubi - Lyrics

sidii laydhii iftiin amaba laac meel kabaxay naftayda adaa ku ladhan labeen ii laasimoo adaan kuu lumayee lubiga laakiin ha galin waxaad tahay kaan labaxay amaba dheeman iyo luul aduunyada laaca wayn anigu layl iyo dharaar la aantaa kuma ladee lubiga laakiin ma galin lagiyo laabtiyo wadnaha adaa ku likaysanoo ka laalaadoo labxada inay liiq liiqatiyo si aan luuf luuf u iman laxaadka jirkiyo xubnaha yarkaan ku lifaaqayo sidii lugihiyo gacmaha labaan kala maarminoo is luudiya baynu nehee
Queue is empty
-- / --