VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Madfacii kalgacalka - Lyrics

Inkastoon macaanoow been mala awaaliyo Masaryna i galiyaan misna kama dhagaystee My love kama dhagaystee Muxibada kalgacal Adaa ii macneeyoo Malab iiga dhigayoo Naftaa kaa mabsuudee Kala maarmi maynee Aaa aaa lalalaaa aaa Kala maarmi maynee Madfacii kalgacalkaa Wadnahayga marayee ALLAHAYAW ii soo maciin Inkastoo macaanow Maalintii aad maqantay Malyuun sano ka badantay Misna kuma ilaawee May love kuma ilaawee Maskaxdiyo qalbigiyo Maaankaa ku tabayee Dhiigaad ku maaxdoo Dhuuxaygaad milantee
Queue is empty
-- / --