VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabarada - Lyrics

dayaxaan jeclaayoow caashaq baa daraada maankayga doorshee dagi wayday laabtayhee intaan dunida joogana adigaa i deeqoo kuma dayn karaayee diiftiyo dhiibtaan qabo macaan haygu daynine qalbiga ku doortee ha u darnaanin caashaqa dadka seexday idilkood dareenkayga adiguu ku doondoonayaayo daydaygaagan ku daalo intuu daadku ila tagin ila dagin jacaylkuye dawee nabarada diiftiyo dhiibtaan qabo macaan haygu daynine qalbiga ku doortee ha u darnaanin caashaqa
Queue is empty
-- / --