VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raga - Lyrics

taariikhdii hadaan raadshay raga dumar siduu yeelay ridadii la noo gaystay riinkiyo xanuunkeeda raaliyaa idiin roon reerkeeda dhaqanaysa rugac kugula noolayn markii rogontankii gaadhay inta reeda laga laabtay raaskalena loo dhuuntay tii hore rafaad bogatay ubadkeedi kala rooreen reerkaas ninkii lumiyay sow inan raguun maaha waa dariiqee kuma rabo guurse raadshe ragba waan ka quustoo runtii aniga rug cadaa wuxuu sheegay xilka waan ka riixnaaye gabadh looma roonee taladii markaan ruugay rayigayga wuxuu goostay xaragadaan raxlaynaayey ratiyaan reeraayay rugtii aan yagleelaayay wuu riyaaqay guurkayga raadkaa ku jabay weeyee ribataye ka noqo oo racfan malohoo waan raaree rajadaa ninkii lumiyay
Queue is empty
-- / --