VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reexaanta - Lyrics

Iqra yareey: Rajadeeda hadaan helay waan reestee Riyadayda rabiyaa run ka soo yeelayee Rag adoo kale maan helaayee Wada jir: Ku rabaayee anba waan ku rabaayee Run makaa tahayee Ku rabaayee anba waa Iidle yare: Riixaanta janaadaa ii tahayee Iyo roob raxmadiisa lagu raaxeestee Ruuxay adigaas ku raacee Wada jir: Soo riikee ruunee soo riikee Raaliyaan ahayee Soo riikee ruunee Iqra yareey: Ha iga raagin soo raac soo rooree Rasmiyaa tahay waan isku roonahay Ha isreebin an (aniga) waa rajuucayee Wada jir: Ku rabaayee anba waan ku rabaayee Run makaa tahayee Ku rabaayee anba waa Iidle yare: Reer noo dhisma aa raaligayga ahee istiriix ku rafaadnayee iyo raad xumee raaraadis adaan kugu waayayee Wada jir: Soo riikee ruunee soo riikee Raaliyaan ahayee Soo riikee ruunee
Queue is empty
-- / --