VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taageero - Lyrics

aduunyada tusaaliyo wakhti lagu tixraaciyo taariikho qoranoo taalo loo dhisaa jira tiir weeye noloshuna waxaa taaba galoo bila ama taakulayn kara kalgacayl tilmaanlo taran iyo caruur looo talantaali loo hago waxaa taaga caaashaqa talo iyo awood mida tabac iyo dulqaad badan taagero wada jira caashaqa ma tabay xalay ma tabaabulshaystoo ma tiirsaday xiliga dheer marna goor tilmaantada tobon jeer miyaan dayay waxa taas daliil u ah adigoon u took hayn boholyaw i taabtiyo tiiiraanyo igu badan aawada la tiicaa waxaa taaga caaashaqa talo iyo awood mida tabac iyo dulqaad badan taagero wada jira
Queue is empty
-- / --