VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Casri - Lyrics

caashaqu siduu culays ii dul dhigay cagahayga socod waa u caadibaa ma calaacalkiyo codsigaan qortaan u cuntamin midaan ka jeclaa cindiga mise dunidan casriga cirka gaadhayba caradeena wali labadii is calmaday ceeb loo arkaa cibaarada aduun cad ceed soo baxdaa cisho labada galin midba cayn tagtaa adna camalsaneey calafkaan sugana kama caaganiyee cisho aan dhur sugo
Queue is empty
-- / --