VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaqan iyo hadal wanaag - Lyrics

dhaqan iyo camal wanaag cadran igu deeqdayee caashaqaan qabo dartaa cidaad necebtee ku nedceb dhankaygaan colaadiya indhuhu cishaday ku arag jawiga noloshu cakiran codkaaga markaan maqlaa cuntadu iga daadagtaa si aynaan u kala cidloon caajiska ereyada tir tira mar walba igu soo cel celi mar walba cudoonida daganida hablaha kaga caan baxdaa naftayda carbuunatoo waxaan kuu cadaynayaa inaan cidhifkaaga jiro macaan carabkiyo yeedhma daada codsiga ka jawaabistaydu markay ceesh wadaag noqdaan ayaan caafimaad helaaye
Queue is empty
-- / --