VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hogal - Lyrics

asluubtaad huwantihiyo hayaankiyo jooga wacan ayaan haybshaa aniguye horseedbaad dumar u tahay naftaydii kaa heshee macaan hadimada ka dhawr hurdadaan kugu tabayaa anigu way misana wali kuma hayee haraadkaan kuu qabiyo huunooy huqdani goormay dhamaan sidii hogol soo dadoo hilaac ku lamaanyahad maankayga hagtay adiguye qudhaydii adaa hantiyay xabiibi kugu soo hirtaye hogaanka xayaati qabo
Queue is empty
-- / --