VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Koolkooli - Lyrics

kal iyo laab anoo ku jecel kalaam xuna aan ku odhan maxaad kaar iyo xanuun kadeed u badaa qalbiga kawnkana hablaha kacay kawdaan ka xushaa tahee anoon kaaftoomi karin maxaad kali iiga dhigi nafaad karahadaa hadana sinaba kaaga maarmi karin kaalo ha u jabin nacabka kolaba labadeena ruux inay kala fiig noqdaan faa,iido ma keento e kasoo nqo ciil kordhini macaan kalaam eersashada kolaba kaama dayn karee adoon ruuxdana karhayn koolkooli xiskaad ku taal nafaad karahdaa hadana sinaba kaaga maarmi karin kaalo ha u jabin nacabka
Queue is empty
-- / --