VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dakharada cishqiga - Lyrics

dunida kaan ugu jeclaa dookhaygu yarku ka helay dadkaygu hadaanay rabin mid kale ila doonayaaney dareenkii caashaquna dushayda ku meersanyahay weheey dakharada cishqigu aniga doog igu noqdeen naftayda miyaan dilaa dadkayga miyaan maqlaa ma taydaan door bidaa anigu dawada qalbigaygu rabo jidhkaa i dubaaxinaayo indhaha daymada u boga ku doogsada oo ku daga e hadii la dirqiyo jacay; sideen bal u daa dahshaa weheey daanada kalgacal aniga ii dayn kartaa
Queue is empty
-- / --