VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

Dharaartaynu kulaniyo Dhaayaha ku saaraan Intuu dooqu igu dhacay Jirka lagu dhameestiray Sida aad igu dheertahay Ragba midaan ku garab dhigo Weli dunida kamuu dhalan Dhaxalkiisu caashaqu Ha inaga dhaxeeyee Dhidibta aan utaagnee Ka ilaali  dheelida Dhambaal wadaha beerkiyo Sanbkaa dhax mirantoo Dhabtii ruux waxaa tahay Dhiiga ila qeebsada Dhankayga iyo dhankaagaba Midna dhibi kama ay iman Jacaylkii muu  dhumin Dhaxalkiisu caashaqu Ha inaga dhaxeeyee Dhidibta aan utaagnee Ka ilaali  dheelida
Queue is empty
-- / --