VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fowsiya - Lyrics

foosiyaay marwaad tahay marwo qaaliyaad tahay miisaanle baad maanka buuxiyaad madogiyo cadaankaba muunadii haweenkee aan lagu murmayn iyo mudan qaaliyaad tehe foosiyaay marwaad tahay meelkastoo aad joogtaba magacaa ha jira oo duco maalin joogtaa aad mudatee iga hoo sida madasha ciida iyo meel barwaaqa a muuqaaga quruxdi iyo maadhi qiimiga mawjada kalgacaliyo farxad maanka galisoo mahad eebahaa le sharaf kugu manaystee
Queue is empty
-- / --