VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

hibooy caashaqeenii haasaawaheenee adigaa korba wada hadaleenee aariyaha habeenidee wada hadaladeenee hadaan way ku hoyno dadku haabo caawa cidii wada faraaxdo hadan kurbo ku hoydo dadkuna wada casho dib kuna imaado duwaayo taleex caana dadku wada hibeeyee hiyi aan lahaynbaa higi loo helaayo dadku wada hirtaayoo noqo kiii lahaybsaado dareen lama amaanaa gaari lama huraana qurux loo hibeeyoo waxad tahay hilac baxay dabciyo hufnaan lee hibooy aabahaa iyo hooyadiii ku korisaa ku kaley walaalo waxad hayb kasidataa wadahega sharafta leh
Queue is empty
-- / --