VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ikraan - Lyrics

ilayskaa cadceediyo iftiinka bil soo baxdaay indhaha nuurkoodiyeey allaa ku wanaajiyoo adigoo kale lama helo waxaad tahay ehlu khayr amaana waxaa iska leh abihii iyo hooyadii sidaa kuu abaabiyeey ikraantaan doonayiyo ayaan dhaladbaad tehee allow kaa raali noqo adaabta wanaagsaniyo akhlaaqdiyo tii dabciga illaahay siiyayee unugyada dhiiga iyo arwaaxdaydaad dagtoo uurkaygaad sudhantehee illaahay suu ogyahay islaamkuna marag ka yahay aadbaan kuu jecelehee
Queue is empty
-- / --