VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilwaad - Lyrics

Ubaxay ilwaad Caraf iyo udgoon Isha deeqdayee ku istiraaxeee edab iyo asluub caqli iiyo garaad ehel daacadoo naftu aamintaay isirkii wacnaa asal dhalashadaa ubadkayga hooyadood faadumaay ooridaan jeclaa abid samo ku waar ilbaxnimo aqoon akhlaaq iyo wanaag aminkii kastaba isoo sii jiidataay anigaa runtii abaal kuu hayee amaanad illaah aduunyada ku joog isirkii wacnaa asal dhalashadaa ubadkayga hooyadood faadumaay ooridaan jeclaa abid samo ku waar
Queue is empty
-- / --