VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma dhabba jacaylku - Lyrics

ma dhabaa jaceyl mise waab adhalanteed aadamaha dhamaantii qofka baani soo dhigay anigana dhinacayga so gadh dhamaan wadnaha ooo sariirtaan dhex aala si dheeman iyo dahab nin lihi dhpowrtaa iiga dhigan tahoo kaa dhaweystaa dumar kalgaceylka ila dhowr dhayal maah caashaqu qays baa udhintooo hadii aan dhabtaadiyo dhinacaaga dhex dagin dhaawac baan ahaayoo nafteydii dhinac adkee waxa aan la dhuubtaye waa dhibkii jaceylkee waa dhibaatadaadee sida dheeman iyi dahab nin lihi dhowrtaa adna iiga dhigan tahoo kaa dhaweystaa dumar kalaceylkan ila dhowr
Queue is empty
-- / --