VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sabaax - Lyrics

qurux aan la dadi karin oo aan dumarba kula wadan midii loogu deeqee naftu damacdaybaad tahay dabnaha madaw iyo ciridkaagan dugulka indhahaagan deeree sunayaashu daaheen markan araga daymada ku dhugtoon ku daawado sabaax waxaan dareema inaan kuu damqanayoo dookhaygii aad tahay dumar taan la arag iyo dadba ugu qurxooneey xuural caynta dunidiyo daawadan sugaayay midabkaagan dahabka ee dayax nuurayoo kale aan ku diirsanaayee aanan dayi karaynee
Queue is empty
-- / --