VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax Ft jooqle - Lyrics

Jooqle: Dheehaaga iyo Qurux iyo dhameys Rabaa kuu dhashoo Sidii ubax dhashaad Ishu kaa dhergeyn Warda: Ruux aan dhowro-oo Dhaayuhu qabtaan Oo aan la dhacoo Dhulkaan kuma arkinee Igu dheeridaa Jooqle: Waqti dheer ayaan Kaa dhul sugaayoo Dhaxantu idishoo (Weey iga dhantee)2 Dhantee Dhantee Dhantee Dhinacaaga qaboo Warda: Dhaqankiyo hidaha ayaan dhowrayoo Dhab baan kuu jeclaa (Wax kastoo dhacaba)2 Dhacaba Dhacaba Dhacaba Kuma Dhaafayee Jooqle: Alla haduu ka dhigoo Waxaan dhowrayaa Adoo ii dhaxoo Ubad ii dhaloo Dhimirku ii dagee Warda: Dharar iyo habeen Dhuubanoow adaa Ii dhalaala oo Hurda kama dhergoo Dheeftii waan ka go’ay Jooqle: Waqti dheer ayaan Kaa dhul sugaayayoo Dhaxantu idishoo (Weey iga dhantee)2 Dhantee Dhantee Dhantee Dhinacaaga qaboo Warda: Dhaqankiyo hidaha ayaan dhowrayoo Dhab baan kuu jeclaa (Wax kastoo dhacaba)2 Dhacaba Dhacaba Dhacaba Kuma Dhaafayee Jooqle: Weey iga dhantee Dhantee Dhantee Dhantee Dhinacaaga qaboo Warda: Wax kastoo dhacaba Dhacaba Dhacaba Dhacaba Kuma Dhaafayee Lyrics By Hage
Queue is empty
-- / --