VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hobeeya - Lyrics

hobeeya hobaale habeen iyo dharaarba adaan ku haybinaaye had iyo jeer is huri maynee waxaan ku hamiyaa inaan is haleelnee hobeeya hobeeya hoyaale sida xamag habiinka hawada sameeya adaa nafta habaaya u haya ogsajiinta hilbaha jidhkayga halbawlaha dhiiga huqiyo qabsinkayga xididada i haysta adaa kala hagaaya wadnaha ku hagaajee hobeeya hobeeya hobaale sida heego curatiyo hobalo da,aysaa waxaan ku hirtaa hibooy muuqaagiyo haybadiyo asluubta dabci haboonidaade hobeey hoobeeya hobaale hanaankiyo muuqa kartidiyo hufnaanta hawlkarnimadaada hubsiimo dhaqaaqda hawraartiyo weedha hadal macaanidaada hagaag wa u sheega quruxdiyo hubqaadka gidigoodba haweenka adaa ugu horeeya
Queue is empty
-- / --