VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rafiiq - Lyrics

Waan ku raadiyaa Waan ku raadiyaa Raxeey san waayo Timahii rag loboo raameystay Aawogaa.....2X Haddan qaado rugtey dana aa ~ Riwadeyda beenaa ii kaa Rumeysee....2X Roob kii da'aayi iyo ramaaskii ka So baxay ima ralli galininee....2X Rafiqey giyeey warmo aad Igu ridee....2X Ha iriiqinee ha iriiqinee rarka iga Dulqaad.....1X (((BOGGA LABAAD))) Wadad diin ka raadshoo Quraan rooga maan diidin Habaar waalid maan rogan Run na been kamaan dhigin....2X Waxaana la reemaa aa ~~~ Raga nimada uga tagay Jaceyl bey ragadshee....2X Adna ma laha reyskiyo Ramas iyo barwaqaa Rabigey ku siiyay....2X Rafiqey giyeey warmo aad Igu ridee....2X Ha iriiqinee ha iriiqinee rarka iga Dulqaad....1X ))) lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --