VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Axdi ruxgalo - Lyrics

Erga iyo anoon Uddiran afgaran Oo aan inanyahay ku oran Eed inaad ii abaabusha Abaayo mcnto Ma abaalkaybaa Axdi ruux galoo Aan oofinee Ma adoo kalaa Waan ku aaminoo Araxdey jartee Aflibaax magalay Ubaxii jacayl Inantaan ululay Idilkood haween Ka ishaartayeey Adduunyaa iga dooratoo Inanyahay nin kale U alkumantahee Axdi ruux galoo Aan oofineyn Ma adoo kalaa Waan ku aaminoo Araxdeey jartee Aflibaax magalay
Queue is empty
-- / --