VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iladaadahee - Lyrics

doookhiyo naftaa kuu daacadoo igu kaa daroo Kuma dayn karee doqon hayska dhigin danta laguma naco ninku doortayoo kaa daba dhacee diirnaxa haday dumar leeyihiin danaheena guud ila daafacoo ila daadahee dookhiyo jacayl nimuu daashadoo waxaan ahay dartii loo dayriyee durdurkiisibaan dhex dabaashayoo ka durduurtayoo igu soo duxeee diirnaxa haday dumar leeyihiin danaheena guud ila daafacoo ila daadahee
Queue is empty
-- / --