VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masayr waa ibtilo - Lyrics

inanyahay
 inanyahay
inan yahay anoooo
ku ilashadoooo
ooridridayda tahay
 ooridayda tahay
oon adiga keli
kaa eegto dumaaaar
maxaaa maxaa
maxaaaaaa
olol kugu shidoo
irdho kuuguwan
maba uursamidee
masayr waa ibtiloo
utun weye dumaar
ku abuuranoo
ku abuuranoo
ku abuuuranooo
iina looga dhigay
inanyahay
inan yahay
inan yahay intuuu
dhigay eelxunooo
agaraa,damyidhi
agaraa damyihi
maba aad ogtahay
masayr waa ibtiloo
utun weye dumaar
ku abuuranoo
ku abuuranoo
ku abuuuranooo
iina looga dhigay
Queue is empty
-- / --