VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin jaceyl wareemay - Lyrics

Nin jaceyl wareemayoo Waagi gaduutaba wanaagan u jeclaa dadka weydiiyaan ahay (2x) Ruuxii aan wareystaba aniguu i waansha, waali igu tilmaama walwal igu abuuraa.. Aniguna warkoodi wacdi uma dhag taago wabiyada Bulhaan iyo shimbaraha wareysta Alla waayeyee walbahaarayee Alla waayeyee walbahaarayee Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada (2x) Nin jaceyl wareemayoo Waagi gaduutaba waaba lay jiifo waawareyda ku hayaan ahay. (2x) Waa wax Dabiibayo (Malhan wax dabiibayoo) wadaada quraanka watiinka i saaro wacdi igala quusteen. (2x) Waduxaa waleylan wadka kaaban cilineyn dabeylaha wareegiyo geedahan wareesta. Alla waayeyee walbahaarayee Alla waayeyee walbahaarayee Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshadaa (2x) Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada Igu wiirsay caashuqu yaan ka weheshada
Queue is empty
-- / --