VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Akhlaaq Subanaantii - Lyrics

Laab soo banaantii Ale noogu deeqay Wehel iyo xigaalkee Ayaa wada ogsoonaa 2× Uurka maynu wada helay Ururiyo qabiil iyo Ururiyo qabiil iyo Hobeey la isku sheegtee Isku aabo maa nahay 2× Umadaan ka dhalaniyo Dariskiyo asxaabtii Ayagaa ogaaday inaan Inaan nahay ul iyo diir 2× Udub taaganoo taaganoo Taaganoon jabin Ubax soo bidhaamoo Abid aan basaasayn 2× Aadmigu aduunyadu Markii ay ina eegaan Labay noo arkaayaan Uurkana midbaan nahay 2× Saaxiib is aaminoo Isku uur fayooboo Eegaabin waligood Eebow inaga yeel Aamiin alahayoow Aamiin alahayoow Aamiin alahayoow Eebow inaga yeel 2×
Queue is empty
-- / --