VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dharaar iyo Habeen - Lyrics

Dharaar iyo habeenkii hurdo kama Dhaga siiyo nafta dholadadeey Usii dhago adeegtaa ane Dhabar jabkeygaa malaha Waad ku dharagtaa.....2X Balantii dhaxdeeni iyo axdi geenu Dhiganee dharti iyo kitaabkii Dhowr baan lahaayey Dhowr baan lahaa yee.....2X Waxaan waxaan heedhe waxaan Dhowrayee sugaayee dhaxan Reebka canshaqaa Dhaxan reebka canshaqaa Ma dhibatadan baa.....2X (((BOGGA LABAAD))) Dharar taan wax huwanaa Igu dhararsan anigee sida Dhiirta qorigaan ayadan dhakolaa Dhaxanti iyo duurka aawadaa Dhex meerayey....2X Balantii dhaxdeeni iyo axdi geenu Dhiganee dhulkii aad xareeqdi iyo Dhowr baan lahaayey Dhowr baan lahaayee...2X Waxaan waxaan heedhe waxaan Dhowrayee sugaayee dhaxan Reebka canshaqaa Dhaxan reebka canshaqaa Ma dhibatadan baa....3X ))) Lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --