VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doobnimaadeey - Lyrics

Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo Daaisha wada aha Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo Daaisha wada aha Dabeel miriba soo dardaray Dambar meel u yaalo Tii darta leeyahay 2× Doobnimaday markaan dadoodnee Darsinaa lahaa markaan dadoodnee Doobnimaday darsinaa lahaa 2× Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo Daaisha wada aha Qalanjo bulsha ahoo dirirtoo Daaisha wada aha Dabeel miriba soo dardaray Dambar meel u yaalo Tii darta leeyahay 2× Doobnimaday markaan dadoodnee Darsinaa lahaa markaan dadoodnee Doobnimaday darsinaa lahaa 2×
Queue is empty
-- / --