VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Joog - Lyrics

dariska ma ni jahwareerten joog dheero ani ii jimo kaama jaaste ma jirta aadmiga adigo ma jertee joo adiga joo ma isjeclaane garbaha is asaarne ila jiife ila joog ila joog ar jog jilabaha an isa sarne jismiga anigiyo leh jaamaalka jaliilka aniga sidan ii jamiile joo adiga joo ma isjeclaane garbaha is asaarne ila jiife ila joog ila joog ar jog jilabaha an isa sarne
Queue is empty
-- / --