VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mabatalaab san - Lyrics

Naf jacayl turqayoo Tudhban baan ahayee Naf jacayl turqayoo Tudhban baan ahayee Maba talaab maba taalab Maba talaabsan karayee Furi waayihii Caashaqbaa i taabtee 2× Ma tilmaan nacaboo Riiniiga baxee Ma tilmaan nacaboo Riiniiga baxee Maba talaab maba taalab Maba talaabsan karayee Furi waayihii Caashaqbaa i taabtee 2×
Queue is empty
-- / --