VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta See ahaan waaye - Lyrics

sahal miyaa igu dhaaftee saatir miyaa saan igalee sanad inaan sugo salaantaada awaayee jaceylkaa ula seexdee say ahaan waaye sawirkii misliiyaa say ahan waaye sawirkii ismiila say ahaan waayee sibin waaye samaantee saxan yeey ana wan kuu saxariiree sadrigaad ku taal see ku iloowaa samaantaade adigaa ku sugaayee say ahaan waaye maxaa sugayee say ahaan waaye suradiis miyaa say ahaan waaye
Queue is empty
-- / --