VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan ku heybinaayoo - Lyrics

Waan ku haybinayaa Hurdo kaama ladoo Huqdaada i dishee 2× Jacayl waa halisee Halagaa ka dhacdaa Haybanaa u dhintee 2× Waa la i heloo Waaba la i hayaa Sida hood maagoola La igu soo hirtaa 2× Harcadbaan lumayoo Ka habaabay rugtoo Hay haybinayee 2× Hilicbaa ii baxoo Wuxunba ila hadlaaye I hogaaminayee 2× Waa la i heloo Waaba la i hayaa Sida hood maagoola La igu soo hirtaa 4×
Queue is empty
-- / --