VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Romaan - Lyrics

inanyahay sidaan ahay cunto waan ka soomoo saqda dhexe habeenkii hurda seexan waayee inta inan sidaada ah ama suuraadaada le soconaysa dunidaba eegmadaba ma siiyoo indhahaba ma saaro e waa sidaanaftayduye sahal ha ii malayne siduu xaalku kaa yahay foosiya rumaaneey samihii naftaydaay sadka taan u yeeshaay subax ii iftiintayoo eebahay i siiyayaay suuban hooyadaaba ducadii ku saartayoo saxariiri mayside hana siin naftayda oo ha isaseejin adiguna inaan saban barwaaqiyo nolol suuban gaadhnaan wali kaa sugayaaa
Queue is empty
-- / --