VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siman - Lyrics

simaneey ma ogtahay sabankan hablaha kacay adigaa siraatoo saatir ku dhameeyee suuradaadan quruxda le baa isoo jiidatoo sahwi igu abuurtee samri waayay awgaa anfacadi ka soomee siday noqonba mooyee adiguna ha sahashan simaneey waxaad tahay naftu tay la saaxiibto hurdada salalee adiguna u soo dabac saablayda oo idil wadnahaad sudhantehee sina uga go ayninee
Queue is empty
-- / --