VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bararoow – Taariikhdu waa buug - Lyrics

taariikhdu waa buug biyo maydhi karinoo baryo lama ilaawee naftaad baaca sooraha bukaan uga maciintaa kuu beer naqaysee ha ka goyn bariidada boogt ha ladnaatee kalgacaylkaan baanta ma bogsiin karaysaa inagoo barwaaqiyo beelo roon ku noolbaan xalay soo baraarugay taariikhdu waa buur biyo qaadi karinoo mirir duug ma noqotee dhulka meel banaaniyo bandariiro ruux dagay barqo reer ma oodoo kuma waa baristee adigoon bukaan qabin balac looma yeedhtee barashada horteed maya waxaad iigu baaqdiyo balantaadu fududaayoo beer laxawsi waynaa guur waa badhaadhaha laba ay ku badatayoo aduunyadu ku ba'dee iyo sidaa bardoogloo way laba doglaysee naftan kuu buseeshee indhihii basaasee waxa laba baraara bayd nool u hoyataa markaad bilicda guurkiyo noloshiyo badhaadhaha farxad aad ku bogotiyo ubad kaaga beermaa bar san baad ku noolaan
Queue is empty
-- / --