VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bila aadan baan ahay - Lyrics

baarigii naftaydow baahi waxxaan kusoo maray daaroolihii bari lagu dhigay abwaankiyo xeebti barbara iyo bustaankii jacaylkiyo badhtii uu ku noolaa boqorkii kalgacalada bildhaantaada gaariyo aadi goobka awgaa biimaha jacaylkaan baryo dabada joogoo aniguba bil iyo laba bisinkii iillaahbaan baxsanoow daraadaa ma ogtahay arkanayee bini aadam baan ahay bashar ilaa midaa tahay bogaan maarmin baan ahay adna haygu baylihin baarigii naftaydoow aniguba baraadli,i bohollyawga aan qabo la baqoolay hadimada burco iyo hargeysiyo buuhoodliyo wajaaliyo saylac baalaheediyo jigjiga iyo boorama barbarkaad dhigaygoo birta waan ka fiicnahay buurtana dad baan ahay beentana umaan dhalan ilayskii bahdaydoow bala looma yeedhiyo shaki banaanka jiifee anigunaba bas baan ahay bini aadam baan ahay bashar ilaa midaa tahay bogaan maarmin baan ahay adna haygu baylihin
Queue is empty
-- / --