VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhameys - Lyrics

daruur dhabi ku hoortiyo dhibic doog gu'yaadiyo ubax dheel ka toosiyo cirkoo qurux dhamaystow dhaayihiisa diinkuba ku anqari dhasiisee ana dhugashadaadaan ku dhayaa naftaydee ALLOW nolol dhamaysiyo farxad aan dhamaaniyo udubkeedu yahay diin ku dhisnaa ku dhaqnaa aroos wacan dayaxoo dhamaysiyo dheeman iyo luuliyo dhool bari ka muuqdiyo dhediga dhaban wanaageey dhibaatada abaaraha ragbaa dhabar adaygee ana dhawristaadaan dharaarahan la noolee ALLOW nolol dhamaysiyo jacayl aan dhamaaniyo dhaqan uu u yahay tiir ku dhaqnaa ku dhisnaa ku dhaqnaa dhalaan wacan jacayl dhaxal tisqaadliyo dhaymihii naftaydiyo rajadaan dhursagayiyo hanadkaan ku dhaatoow dhag xumiyo ceebuu nin ragi ka dhawrtaa ana dhalintaba dhamaantod adaan kugu dhadhabayaa hido dhabeel ku caaniyo dhanbaalkii kalgacalkiyo dhaqaniyo xishood dumar gabadhii asluub u dhalataay dhudhumaha aboorbaa dhilashada ku madhiyee ana dhalan rogaygii jacaylbaan la dhuubtee
Queue is empty
-- / --