VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gob - Lyrics

hadaan geeyooy adigaa hadaan gacalow adigaa geeraar iyo timaha laba gar garlee midab ka adhiyo hadhlaa afkoo xubin la gu sargooyey midabkaba goo gutuutey adoo hanaay wiil gagtaa adoo helay gayiga dhulka oo xora iyo calanka guudkeena saaraa labadaa gacaloo heshiiyey gudoon gacmaahaa la xaashey ducaan galbis kaaga dhigay adaa geenyo oo jaceylka amaan ta aar uhelay
Queue is empty
-- / --