VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan Iyo Nasiibleey - Lyrics

Ubaxii jacaylka Adaa iga istaahila Amaan iyo bogaadin Hoo Iga hoo 2x Axdiiyoo xalaashii Waalidkeed asluubtiyo Anshaxiyo edaab baray 2x Ooridii mar ku noqotaa Alayliyo alayliyo Ayaa ayaan iyadna diblee 2x Ida iyo iblaysyadee Isku aragtin weeyaan Uu arkaaya uu arkaaya Uu la dhacaa 2x Iliiliyoo bar xooloo Intuu aaran soo furay Dhibta kagu ilaawo lagu oon baxaayee 2x Ayaad iiga dhigantoo Eegmada jaleecada Taad u roortee 2x Ooridii mar ku noqotaa Alayliyo alayliyo Ayaa ayaan iyadna diblee 2x Ida iyo iblaysyadee Isku aragtin weeyaan Uu arkaaya uu arkaaya Uu la dhacaa 2x
Queue is empty
-- / --