VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa - Lyrics

Deeqaay daawashada guud Dayax shan iyo tobaniyo Daruur hoorti weeyaan Timahaydu waa dahab Marka dhabarka loo furo Wada daaahan gabigood Daauuskay quruxda iyo Daymada wadaagaan Deeqaay daawashada guud Durdur aan gurayniyo Dix biyahu jeexiyo Duuur joogta cawshiyo Deelada ku nooshihyo Ubaxoo dilaacaa Daymadiisa leedahay Dabciga iyo aqoontaa Dumar laga xushaayoo Shay doora weeyoo Ahaa weeyeee Deeqlaha Ilaahay Dadka uu wax siiyo Dibnahayda hadalkiyo Ma yaqaan deeqaa Weligeed daboob roob Isma ayna daba marin Kolay deeqday dariskiyo Dadka intay la dhaqantee Waxaa doogsimaad helaa Dadabkii ku geestee Dooqayduna laacayee
Queue is empty
-- / --