VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hurgumada - Lyrics

Hurgumada jacayl halisbaan ehee ma ogtahay Hawlaan khosayn dadka lama hor dhigee igada Hamigayga badan riyadaad hurdada u hortagante Hasha gudhan ninyohow haaneedgabte hungadeeda Maal iga daa Haraad badan cabaa deeqdee ma ogtahay Hadal badan danbaa dhaantee iga daa Mayadiyo haye is dhaama ma ogtahay Haasaawaha dhagtaadiiday iga daa Halbawlihii wadnaha dhiigbaa booray Hamigaaga kacay dawo umahayee Meel hoorabtaa hadalka halku dhagLo Wax kama tartee ma ogtahay
Queue is empty
-- / --